maah maahyo 10 ban ah
1 god sireed ha qodin hadaad qodana ha dheyreynin inaad ku dhacdaa laga yaabaaye 2ganbadi gabadhi xirataa gaadha 3 gambar salka saar mooyee seexasho maleh 4 gar ayadoon gacan la heyn bey geed kugu xirtaa 5 graadyo leys ku keenay…







