maah maahyo 10 ban ah

1 god sireed ha qodin hadaad qodana ha dheyreynin inaad ku dhacdaa laga yaabaaye

2ganbadi gabadhi xirataa gaadha

3 gambar salka saar mooyee seexasho maleh

4 gar ayadoon gacan la heyn bey geed kugu xirtaa

5 graadyo leys ku keenay bey gari ka dhalataa

6 garab ku guur geel lla aan baa leh

7bo garowdsiiyo waa sad waayeel

8 gar 2ba nin kama wada qosliso

9 geed dheer geed gaaban ayaa la gu koraa

10 ban gacan waa la dhowraa lugna waala dhibaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *